DAAWO: Sidda ay u dhacday Doorashadda Guddoonka baarlamaanka Jubbaland

Waxaa goor dhow Magaalada Kismaayo  kusoo dhamaatay doorashadda Guddoonka baarlamaanka maamulka Jubbaland waxaana la doortay dhammaan xubnaha Hoggaamin doona Baarlamaanka Jubbaland.

Hoos ka Daawo doorashadda Guddoonka Jubbaland

DOORASHADA GUDOONKA BARLAMAANKA 2AAD EE JUBBALAND

Posted by Universal Somali TV on Saturday, August 17, 2019