Waxaa goor dhow Magaalada Kismaayo kusoo dhamaatay doorashadda Guddoonka baarlamaanka maamulka Jubbaland waxaana la doortay dhammaan xubnaha Hoggaamin doona Baarlamaanka Jubbaland.
Hoos ka Daawo doorashadda Guddoonka Jubbaland