Koox hubeysan oo weerartay Hoteelka SYL

Koox hubeysan ayaa weerar ku qaaday Hoteelka SYL oo kaabiga ku haaya Madaxtooyadda Soomaaliya.

Xubno ka mid ah Laamaha Ammaanka ayaa xaqiijiyay in Hoteelka uu weerar ka socda.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin Kooxda weerartay Hoteelka tiradooda.