Khasaaraha ka dhashay qaraxyadii Zoobe oo la shaaciyay

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed #SoDMA xarunteeda Qaran ee howlgalada gurmadka deg dega ah ayaa warbixin ka kasoo saartay Qaraxii argagaxa ahaa ee ka dhacay isgoyska #Soobe 29-kii Oktobar 2022.
Dhimashada inta la xaqiijiyay waa 119 qof.
Dhaawaca halista ah waa 33 qof.
Dhaawac Fudud waa 301
inta qof la waayay waa 13 qof.
Wadarta guud ahaa 466.