Juventus ayaa isku day guuldareestay ku sameesay qaabki ay kula soo saxiixan laheyd daafac mayalka adag ee Kalidou Koulibaly.
Sida uu wariye radio Napoli oo afka Napoli ku hadla ayaa si cad u sheegay in kooxda Juventus Boqol milyan oo Yuuroow wax ka yar ku dalbadeen xidaga reer Senegal balse si fudud ayuu ku diiday madaxweynaha Napoli.
Laurentiis oo ah madaxweynaha Napoli ayaa dhowr dalab oo noocaan oo kale ah ugu diiday kooxaha Chelsea iyo Manchester United kubaas soo dalbaday daafacaan.
Si kastaba ha ahaatee Kalidou Koulibaly aya la rajeynay nayaa hadii uu Napoli ka tagaayo in uu noqdo daafaca ugu qaalisan Kubadda Cagta.