Jose Mourinho Oo Qorsheynaya Inuu Phil Jones Bisha January Ka Iibiyo Kooxda Arsenal

Jose Mourinho ayaa shaaca ka qaaday sid ay ugu faraxsan tahay marka uu furmo suuqa kala iibsiga bisha January, in ay iska iibiso daafaca booska aan heysan ee Phil Jones.

Tixgelinta Red Devils ay u heyso xirfadda ciyaaryahanka ayaa keeneysa in suuqa la dhigo xili dalabyo badan ay soo gaarayan.

Waxaa la rumeysan yahay mushaarka wayn ee Jones isbuucii uu ka qaato kooxdiisa kaasoo ah £ 110,000-uu dhimi doono haddii uu ka tago kooxdiisa.

Waxaa lagu qiimeeyaa daafacaan £ 10 million hadii uu ka tagayo garoonka Old Trafford xili ciyaareedkaan.

The Sun, ayaa ku warantay in Red Devils kooxaha ay xafaaltamaan ee Arsenal iyo Liverpool qaadan karaabn ciyaaryahankaan.

“Jose ayaa doonaya qudhiisa inuu ka tago Jones kooxda madaama uusan wax boos ah ka heysan kooxda koowaad,

“Arsenal ayaa hore kaga codsatay Manchester United saxiixa Chris Smalling, lakiin waa loo diiday intii uu furnaa suuqa kala iibsiga.