Indonesia oo ku dhawaaqday in la waayay Bisha Soonfur.

Indonesia ayaa ku dhawaaqay in la waayay bishii Shawaal ee Soonfur oo RamAdaanka la dhammeystirayo 30 maalmood. Maalinta koowaad ee Ciidul Fitrigana ay tahay Isniinta 31-ka Maarso.

Waxaa xusid mudan in dalka IndonesIa ay ahayd dalka kaliya ee Bariga Aasiya oo Ramadaanka bilaabay Sabti 1-da Maarso, sida dunida islaamka u badan tahay.

Maleysia, Brune iyo Bangaldesh ayaa iyagu Ramadaanka bilaabay Sabti 2-da Maarso, waxayna Berri 29-ka Ramadaan.