kooxda Manchster United Ayaa Ciyaari doonta kulan kooda ugu horeeya tan iyo markii ay shaqada ka ceyriyeen waxaana ay caawa gali doonaan tijaabo hor leh waxaana la arki doonaa falsafada cusub macalinka ku meel gaar-ka ah ee Ole Gunnar Solskjaer.
Manchester United ayaa iyana caawa waayi doonta dhowr ciyaartooy oo ka mid kubeeda liiska koowaad waxaana qeyb ka ah Lukaku oo arimo Qoyskii la xiriira iyo kubi kale dhaawacyo qaba.
Dhanka kale kooxda Cardif ayaa guuldaro la’aan ah kulamadii ugu dambeeyay ee ay gurigooda ku soo dhaweeyaan kooxha horyaalka Egland, caawa waxay diyaar u yihiin inay qasaaro badaan macalinka cusub ee Ole Gunnar Solskjaer.
Ogeysiiska Kulanka:
Kulanka: Cardif City Vs Manchester United
Saacada: 08:30pm ( xiliga geeska africa)
Safka Macquulka Kooxd Cardif City: Etheridge; Ecuele Manga, Morrison, Bamba, Peltier; Hoilett, Camarasa, Gunnarsson, Arter, Murphy; Reid
Safka Macquulka Kooxd Man United: De Gea; Valencia, Bailly, Lindelof, Shaw; Fred, Matic, Pogba; Lingard, Rashford, Martial
Adigoo Si gaar ah u tix raacaao isbadalka kooxda Man United maxay kula tahay in uu caawa ka badali karo Ole Gunnar Solskjaer.


