Hirshabeelle oo wali wadda magacaabista maamulka degmada Matabaan

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cali Caadle ayaa Guddoomiye Ku Xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Degmada Matabaan u Magacaabay Mudane Cabdikaafi Shire Colaad, Waxaana uu sidoo kale Xoghaya Degmada Matabaan u Magacaabay Mudane Cawil Nuur Yuusuf.