Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland.
Natiijada wareega labaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka , waxay ahayd sidan .
Ismaaciil Maxamed Warsame 45cod.
Saciid Macalin Daahir 14cod.
Cabdiraxmaan Diiriye Carab 7Cod.
Sidaasi ayaa Ismaaciil Maxamed Warsame ku noqday Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland2019.



