Site icon Radio Risaala: Somali News Online

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Puntland oo la doortay

Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Puntland.

Natiijada wareega labaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka , waxay ahayd sidan .

Ismaaciil Maxamed Warsame 45cod.

Saciid Macalin Daahir 14cod.

Cabdiraxmaan Diiriye Carab 7Cod.

Sidaasi ayaa Ismaaciil Maxamed Warsame ku noqday Guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka Puntland2019.

Exit mobile version