Guddoonka Golaha Shacabka oo ku fashilmay maamulida kulamadda Golaha

Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku fashilmay Hoggaaminta Kulamadda kala duwan ee loogu tala galay in ay yeeshaan Xildhibaanada Golaha Shacabka oo laga doonaayo in ay u adeeggaan Bulshadda Soomaaliyeed oo ay matalaan.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la aheyn Awoodii lagu yaqaanay Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo si joogto ah ula xisaabtami jiray Xildhibaanada.

Gudoomiye Mursal ayaa dhowr maalmood oo uu soo fadhiistay Kursiga guddoonka ku fashilmay in uu Guddoomiyo kulamada Golaha Shacabka, maadaama inta badan aysan soo xaadirin kulamada, islamarkaana Xildhibaanadda aysan u soo jeedin hadallada uu jeediyo Gudoomiye Mursal.

Bilihii ugu dambeeyay si joogto ah ayay u baaqanaayay kulamadda Golaha Shacabka, waxaa sidoo kale jirta in horay Xildhibaano Gudoomiye Mursal ay ugu eedeeyeen in uusan hogggaamin karin kulamadda Golaha Shacabka, Maadaama ay u baahan yihiin go’aamo adag iyo ilaalinta Sharciga.

Xildhibaan Canab Xasan Cilmi iyo Daahir Aamin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa sheegay in Guddoonka baarlamaanka aysan qaadi karin Mas’uuliyadda Xildhibaanadda Golaha Shacabka.

Lixdii Bishii Apriil ayay aheyd markii uu baaqday kulankii Xildhibaanadda Golaha Shacabka xilli ay ku sugnaayeen Mas’uuliyiinta laamaha Amniga dowladda ka dib markii Guddoonka baarlamaanka uu xakameyn waayay Buuq ka dhashay kulanka oo ku aadana in Saxaafadda Banaanka loo saaro.

Iyadoo ay jirto fashilka soo wajahay Guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa hadda Gudoonka 143 oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa ay ku eedeeyeen xil gudasho la’aan,kadib markii tira dhowr jeer uu kooram la’aan u baaqday Kulanka Baarlamaanka.

Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa horay u sheegay in dhibaatada ugu badan ay ka taagan tahay Xildhibaanadii ugu badnaa oo ka mid ah noqday Wasiiradda Xukuumadda uu Hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre.

 

Helpful Microsoft 70-461 Self Study

Guerrilla soft egg not only reinforcements to the sake of third brother that absolutely is the Third Brother momentum is not blowing. Do not I hear that we Microsoft SQL Server 2012 70-461 are in the area A closer look really vague gunfire but not obvious. I killed him personally.New Year s Eve at three in the morning, I remember very clearly, Microsoft 70-461 Self Study because that day 70-461 Self Study I was on duty squad sat with corridor to write a small Microsoft 70-461 Self Study picture. Chen Pai was the last time I have no way Querying Microsoft SQL Server 2012 to grind up, put on the coat to say it out, I also activities. Then there is a small village, this is my home sent to the meat sauce, I ll give you and a little 70-461 Self Study shadow over you also taste it.

Brother, I laughed, she is my new secretary, Kobayashi. The parents 2000 Microsoft 70-461 Self Study yuan, plus 2,000 yuan from Microsoft 70-461 Self Study Li Wei s sister, and Li Wei s father sneaked to Li Wei s 1,000 yuan, and our remaining 3,500 yuan. He sighed and could not continue. She can 70-461 Self Study cry and laugh in his arms. At the opening, Li Wei raised a Microsoft 70-461 Self Study toast and said Today, my table is designed Querying Microsoft SQL Server 2012 to welcome my favorite sister Microsoft 70-461 Self Study and our friend Miss Yeh. She turned and Microsoft 70-461 Self Study walked straight into Microsoft SQL Server 2012 70-461 the building, not wanting to say a word.

This bumpy fast flight and rapid emergency stop is that we were accustomed to the time, the beginning is definitely vomiting ah It fiercely practice you, the force is Microsoft 70-461 Self Study this maneuver, control your uncomfortable uncomfortable not adapt to training to adapt to your practice. Then the Microsoft 70-461 Self Study head of the kobold group secretly Microsoft 70-461 Self Study surveyed the area before the exercise and finally chose it as a forward base stationed in the Querying Microsoft SQL Server 2012 Blue Army s special operations team absolutely not to be out of control. Then wash it, I told the high Microsoft 70-461 Self Study school team to Microsoft SQL Server 2012 70-461 take off clothes.I was impressed by the fact that it was a row of benches, hooked in a row of clothes 70-461 Self Study on the wall, almost like the usual locker room in a swimming pool.