Golaha Wasiirada Puntland oo maanta kulan yeeshay

Garowe-RisaalaFM- Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa maanta kulan ku yeeshay Magaalada Garowe.

Kulanka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa waxaa looga hadlay arrimo fara badan oo Maamulka Puntland la xiriira.

war