Duqayntii ugu darneed ayaa xaly ilaa maanta ka socota Gaza. Yahuuda waxay ka jareen Isgaarsiinta iyo Internet waxaana halis ku jira malaayiin ku nool halkaas oo aan haysanin xiriir.
Dowladda Yahuuda waxay sheegtay inay Gaza dhul, cir iyo bad ka duqaynayaan ilaa ay Xamaas kasoo afjaraan.
Wakaaladda wararka ee Ruters ayaa sheegtay in hay’adda caafimaadka adduunka ay sheegtay in 1000 qof ka badan ku jiraan burburka hoostiisa.
duqaymaha Yahuudda ayaa Gaza k socda tan iyo 7 Bishan oo ay Xamaas weerar lama filaan ah ku qaaday Tal Aviv.



