Fahad Yaasiin oo MW Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu baabi’iyay Dastuurka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH DALKA MA KU MAAMULI KARAA SHARCIYADDA ADKAANSHAHA..?
FAHAD YAASIIN & SHARCIYAD ADKAANSHO: Madaxweyne Xasan, dalka awood kuma qabsan, kumana haysto, umana harin waqti uu awood ku diyaarsado. Marka, su’aashu waxay tahay.
Dalka xagee buu u wadaa?