Faahfaahino horudhac ah Qaraxa ka dhacay Muqdisho

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ka dhashay Qarax ka dhacay Agagaarka Hoteelka Naasa hablood 2 ee degmada Xamarweyne.

Qaraxa waxaa loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa.

Waxaa uu Qaraxu ka dhacay Iridda Hore ee Hoteelka.

Rasaas ayaa hadda laga maqlaya goobta uu Qaraxu ka dhacay, waxaana Meydadka iyo dhaawacyadda guraya Gaadiidka Gurmadka deg dega ah