Dowladda Soomaaliya oo baaq kasoo saartay dagaalka Mudug

Dowladda federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed ka soo saartay dagaal beeleedka ka soo cusboonaaday gobolka Mudug.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Guddi ay u diri doono degaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq oo ah meesha ay dhibaatadu ka dhacday.