Dowladda oo sheegtay inay heegan ka gashay Cudur ka dilaacey Shiinaha

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadu ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay War-Saxaafadeed kasoo saartey cudur dillaaca xanuunka coronavirus kaas oo la xaqiijiyey in uu ka dilaacey 18 dal oo dunida ku kala yaal.

War-Saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Wasaaraddu ay had-iyo-jeer ku guda-jirto gudashada waajibaadkeeda qaran si walba oo ay xaaladuhu u adkaadaan.

Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka kasoo baxey Wasaaradda Cafimaadka.