Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa waxaa ruqsadii lagala laabtay Shirkado ay dowladda horay qandaraasyo u siisay.
Qoraalka ayaa soo bandhigay Magacyada Shan Shirkadood oo horay loo siiyay qandaraaska ah tijaabada badqabka Gaadiidka,kuwaas oo haatan la sheegay in heshiiskaas lagala laabtay.
Hoos Ka Akhriso Warqada kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Gaadiidka.




