Dowladda oo ku dhawaaqday Natiijadda Imtixaanka

Wasaaradda waxbarashadda dowladda Soomaaliya ayaa Caawa ku dhawaaqday Natiijadda Ardaydii Dugsiyadda Sare ee Galay Imtixaankii dowladdu qaaday Sanad dugsiyeedka 2018- 2019.