Dowladda oo ka hadashay Burcad badeed xukun dil ku Sugaya Hindiya

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaarada Warfaafinta dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay xukun la sheegay in ay wajahayaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyo ku yaalla dalka India.

Hoos ka aqriso warka kasoo baxay dowladda Soomaaliya

war-saxaafadeed