Doorashada Turkiye: Erdogan oo tartan adag wajahaya

Sida sawirada ka muuqata natiijada Erdogan ayaa hoos u dhac ku socdaa halka dhigiisa uu sii kordhayo.

waxaa kaga cabsi qabaan in wareeg labaad loo baahdo kaas oo haddii ay dhacdo noqon doona 28 bisha.

Erdogan oo dalka Turkiye soo hoggaaminaayey muddo 20 sano aha ayey doorashadaan noqotay middi ugu adkeed ee uu galo oo ah midda ugu danbeysay uu oo musharrax u yahay.