TOOS: Doorashada kuraasta Aqalka Sare oo ka socota Kismaayo

Waxaa goordhow Magaalada Kismaayo ka billaabatay doorashada Afarta kursi ee Maamulka Jubbaland uga harsan Aqalka Sare.

Xildhibaannada Golaha Wakiilada Jubbaland ayaa u codeeynaya kursiga koowaad oo ay ku tartamayaan musharixiinta kala ah, Cabdi Xuseen Cali iyo Xasan Daahir Yarow.

Halkan ka Daawo Doorashada Aqalka Sare ee Kismaayo