Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Diyaarado dagaal ay Xalay Saq-dhexe Duqeymo la beegsadeen degaanka Tooratoorow.
Duqeynta ayaa aheyd Mid xooggan.
Degaanka Tooratoorow ayaa waxaa ku sugan Al-Shabaab.
Illaa hadda lama Oga Cida leh Diyaaradaha Dagaalka ee Xalay Duqeynta ka Fuliyay Gobolka Shabellaha Hoose,balse Weeraro nuucaan oo kale ah,waxaa Gobolka Dhowr jeer ka geystay Diyaaradaha Dowladda Mareykanka.
Waxii kusoo kordha kala soco Risaala.net



