Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qarax ka dhacay Gobolka Gedo

Warar Dheerad h ayaa ka soo baxaya Qarax ka dhacay Wadada u dhexeysa degmooyinka Balad Xaawo  iyo Dooloow ee gobolka Gedo.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay Qaraxa oo loo maleeynayo   in uu ahaa Miino wadada lagu aasay.

Inta la Oghayah Hal of ayaa ku geeriyooday  seddax kalena waa ay ku dhaawacmen Qaraxa oo lala eegtay Gaari yar oo ZuZuku ah oo bur bur xoogan uu ka soo gaaray.

Gudoomuyaha Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo Cabdirshiid Cabdi Carook ayaa War caahinta Risaala u xaqiijiyay Qaraxa in kastoo uu ka gaabsaday in uu Faah Faahiyo Nuuca uu ahaa Qaraxa.