Qaar kamid ah kulamada tartanka Champions League ayaa laga ciyaaray garoomo kadib ah qaarada Yurub, sidoo kale waxaa lasoo calamadeeyay natiijo qariib ah oo ay kamid tahay kulan ciyaareedkii ka dhacay Camp Nou ee u dhaxeeyay kooxaha Barcelona Iyo Manchester City taas oo kusoo idlaatay 4-0.
Sidoo kale ,Arsenal ayaa kamid ah kooxaha natiijoyinka waalida ah gaaray kulamada saddexaad ee wareega koowaad Group yada tartanka Champions League.
Hadaba Waakan dhamaan Natiijooyinkii kulamadii la ciyaaray Tartanka Champions League.



