Xalay ayaa qaarada Yurub waxa lagu soo gabagabeeyay wareega Group-yada tartanka koobka kooxaha Horyaalada Yurub ee Uefa Champions League.
Halkaan hoose ka aqriso dhamaan natiijooyinkii kulamadii xalay dhacay iyo qaabka kooxaha ay u kala baxeen.
Champions League – Group F E
Bayer Leverkusen 3 – 0 Monaco
Tottenham Hotspur 3 – 1 CSKA Moscow
Champions League – Group F
Legia Warszawa 1 – 0 Sporting CP
Real Madrid 2 – 2 Borussia Dortmund
Champions League – Group G
Club Brugge 0 – 2 FC Koebenhavn
FC Porto 5 – 0 Leicester City
Champions League – Group H
Juventus 2 – 0 Dinamo Zagreb
Lyon 0 – 0 Sevilla


