DHAGEYSO:- Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Eedeyn u jeediyay C/weli Gaas

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay Madaxweynaha Puntland ku eedeeyn in uu dacay masuuliyada dadka shacabka ah ee Reer puntland eek u nool deegaanada gobolka Sool.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale kale waxa ay sheegeen in aysan marnaba ogolaan doonin in la xasuuqo dadka shacabka ah ee ku nool gobolka Sanaag.

Xildhibaanada ayaa sidoo kale ka soo horjeestay in dagaalka uu ka sii socdo deegaanada gobolka Sanaag isla markaana lagu sii kor dagaalamo dadka shacabka ah.

Hoos ka Dhageyso Codka:-