DHAGEYSO WAREYSI: Salaad Cali Jeelle oo ka hadlay amarada ka soo baxa Madaxda Dowladda

Siyaasiga Salaad Cali Jeelle oo la hadlay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay amarada gaar gaarka ah ee xilligan ka soo baxaya Madaxda Dolwadda in aysan aheyn kuwo shaqeynaya.

Wuxuu sheegay Siyaasiga Salaad Cali Jeelle in Madaxda Dolwadda hada ay yihiin kuwo Watigooda uu ka idlaaday, oo uusan shaqeyneyn amarada ka soo baxa.