Degaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa yaalla Isbaarooyin ay dhiganayaan kooxo ku dhuumaaleysanaya Degaanadaasi, kuwaasi oo dhac u geystay dadka saaran Baabuurta safarka ah.
Gaashaanle Sare Abuukar C/laahi Isxaaq oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa arimahaasi inooga waramay.


