Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO WAREYSI: Ku saabsan xaalada Shabeelaha Hoose

Degaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa yaalla Isbaarooyin ay dhiganayaan kooxo ku dhuumaaleysanaya Degaanadaasi, kuwaasi oo dhac u geystay dadka saaran Baabuurta safarka ah.

Gaashaanle Sare Abuukar C/laahi Isxaaq oo la hadlay Idaacadda Risaala ayaa arimahaasi inooga waramay.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/11/Gashaale-Sare-abuukar-cabdulai-isxaaq-alcadaala.mp3?_=1
Exit mobile version