DHAGEYSO WAREYSI: Ku saabsan is casilaadii Wasiirka Gaashaandhigga

Is casilaada Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka xoogga dalka ayaa la sheegay in ay sii kordhineyso culeyska Dowladda ka heysta dhanka maamul Goboleedyada.

Wasiirkii hore ee Dastuurka Galmudug hadana ah falanqeeye Arrimaha Siyaasadda Cusmaan Dheere ayaa Risaala uga waramay arrimahaasi.