Haweenka Soomaaliyeed ayaa weli waxa ay raadinayaan xaga Qoondadooda Siyaasada, iyadoo Culimada Soomaaliyeed ay arintaasi dood ka keeneen.
Hay’ada Culimada ayaa digniin u dirtay Mas’uuliyiinta Dowladda ee u ololeynaya Qoondada Haweenka.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Hay’ada Culimada Soomaaliyeed ayaan arimahaasi ka wareysanay.


