Maanta oo ah 12-ka April waxay ku beegan tahay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waana markii dhidibada loo dhigay Ciidan Difaac oo uu dalku leeyahay, sidaasi darteed aan wax ka xusno taariikhdii aas-aaskii Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed:-
Warbixintan Hoose oo Dhageysi ah waxaa inooga diyaariyay Wariyaheena Mohamed Abdi Ali