Dhawaanahaan waxaa guud ahaan Gegiyaga Soomaalida gaar ahaan Magaalada Muqdisho kusoo badanayaay dhalinyarada biraha ilkaha ku xirta, kuwaasi oo sababa kala duwan u isticmaala.
Qaar kamid ah dhalinyaradaasi ayaa qurux ka doona, halka kuwa kalana ay qalooc ilkaha kaga jira ay ku toosistaan.
Halkaan hoose ka dhageyso warbixin xog badan xambaarsan oo Wariyaha Risaala Fa’isa Cabdi Warsame inooga diyaarisay biraha ilkaha lagu xirto:



