Qaar ka mid ah darawaladda dadweynaha iyo Bulshadda Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay dhagaxaan waa weyn oo lagu jaray Isgoyska Soobe ee Muqdisho.
Dhagaxaanta lagu jaray Isgoyska Soobe ayaa timid xilli inta badan ay xiran yihiin wadooyinka Xaafaddaha dhexmara ee ku yaalla Muqdisho.
Darawaladda waxa ay sheegeen in saakay ay dhibaato badan ay kala kulmeen , waxaana maamulka gobolka Banaadir ay ugu baaqeen in la furo Isgoyska Soobe.
Hoos ka dhageyso warbixin uu nooga diyaariyay Wariye Faysal Cabdullaahi Maxamed.



