Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa is casilay, sida ay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho u xaqiijiyeen Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.
Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sidda ay u arkan Iscasilaadda Gudoomiyaha iyo waxyaabaha ay soo kordhinkarto.



