Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Shacabka Muqdisho oo ka hadlay Iscasilaadda G/Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa is casilay, sida ay Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho u xaqiijiyeen Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka.

Qaar ka mid ah Shacabka Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay sidda ay u arkan Iscasilaadda Gudoomiyaha iyo waxyaabaha ay soo kordhinkarto.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2018/04/CodadKa-shacabka.mp3?_=1
Exit mobile version