Dhageyso:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay qarixii Bardaale dagaalna ku baaqay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed(laftagareen) ayaa ka hadlay qarixii khasaaraha geystay ee ka dhacay degmada Bardaale ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Shir Jaraa’id uu ku qabtay Xafiiskiisa ayaa waxaa uu ka tacsiyadeeyey dadkii ku dhintay qaraxaas oo uu ka mid yahay Kabtan Falar Liibaan Nuurow oo Kamid ahaa Golaha Deegaanka Degmada Berdaale sidoo kale ahaa Sarkaal katirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay dhibaato ku hayaan Shacabka iyo mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed,waxaana uu balan qaaday in uu wax badan u qaban doono Ehelada dadkii ku waxyeeloobay qaraxaas.

Ciidamada Mamulka Koonfur Galbeed iyo mas’uuliyiinta Maamulada degmoyinka Koonfur Galbeed ayuu ugu baaqay inay ka tigtoonaadaan weerarada kaga imaanaya dhinaca Al-Shabaab,waxaana Shacabka uu ka dalbaday inay dhankooda Ciidamada la Shaqeeyaan.

Si kastaba qaraxii shalay ka dhacay degmada Bardaale ayaa waxaa ku geeriyooday Kabtan Falar Liibaan Nuurow oo Kamid ahaa Golaha Deegaanka Degmada Berdaale, halka ay ku dhaawacmeen saddex Askari oo kale oo uu ku jiro Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Daraawiishta K/Galbeed oo lagu Magacaabo Cabdullaahi Sheekh Maxamed Sheekh Muqtaar.

The Most Recommended Microsoft 98-366 Brain Dumps

I saw his eyes, his eyes could not wait to eat me.Then he approached me Do Microsoft 98-366 Brain Dumps you say that again I was not as Microsoft 98-366 Brain Dumps good as him but I looked up at his eyes, the Robin I m not uncommon, I do not care, Microsoft IT Infrastructure 98-366 I do not care Then I closed my eyes and prepared He hammer me, I just hammer it anyway, I fight it, I MTA Networking Fundamentals fight it but. Because it is a very flat road and sidewalks, I guess running out of an hour and a http://www.passexamcert.com Microsoft 98-366 Brain Dumps half is enough. In general, we run armored off road in fact the road is running the mountain, that is, you have a daily running out of the road, and more and more flat, the original slope is not high. Later, my temper came 98-366 Brain Dumps up, done what I should do, so it, love who, who love Zezheng Ze Zheng. Because you saw the tears on my face.I stand out in the crowd is very conspicuous. I saw the little Philippine so quietly in front of the ward inadvertently.Just look at it secretly.

He didn t know what to say for a while, bad, 98-366 Brain Dumps what thoughts were all thought of, just forgot what to say after the first sentence. It is because I am listening to Microsoft 98-366 Brain Dumps the good news of the Binhe Hotel MTA Networking Fundamentals Ballroom. It will not be http://www.examscert.com/98-366.html easy, you need to clear it Oops He slammed Microsoft 98-366 Brain Dumps his knees. My 300,000 satin eyelids can t enter the US, but I have already Microsoft 98-366 Brain Dumps Microsoft 98-366 Brain Dumps paid Microsoft IT Infrastructure 98-366 the deposit This loss is not a decimal.

MTA Networking Fundamentals Liu Haizhu said that he would hide. Is it Microsoft 98-366 Brain Dumps related to Li Wu I don Microsoft 98-366 Brain Dumps t know. Zhao Hongbing was not sure at the time. Zhao Hongbing Microsoft 98-366 Brain Dumps Microsoft IT Infrastructure 98-366 was also afraid that after the case was reported, Fei Si had to be rushed. The buoyancy in the water made him seem difficult to adapt to the normal gravity of the earth, so he still There was a small 98-366 Brain Dumps meeting at the poolside. At the age of eighteen, and in this small room, she and Yang Wu had been fooling around for a week.