DHAGEYSO: Madaxweynaha Fariin u diray umada Soomaaliyeed

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud ayaa hambalyo u diray dhammaan umada Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa umada Soomaaliyeed u rajeeyay in ciidan ciideeda kale ay ku gaaran horumar iyo barwaaqo .

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ugu baaqay umada Soomaaliyeed ee alle wax siiyay in ay ka farxiyaan dadka aan wax haysan ee kunool dalka.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa umada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay muujiyaan kalsooni , islamarkaana ay la shaqeeyaan dowladda Soomaaliya.