DHAGEYSO: Maamulka Wadajir oo ka hadlay gubashada Isbitaalka Banaadir

Maamulka degmada Wadajir ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay dabkii xalay ka kacay isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.

Gudoomiyaha degmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in dabka loo maleynayo inuu ka dhashay koronto

Waxa uu gudoomiye Axmed sheegay inaysan jirin waxyeelo Shacabka kasoo gaartay dabka oo bakhaaro Dawada lagu Keedinayey ay qabsadeen loona maleenayo in Koronto ay dhalisay dabka.

Hoos ka dhageyso codka