DHAGEYSO: Isbaheysi siyaasadeed, kana dhan ah Shariif Xasan oo socda

Muqdisho-RisaalaFM- Magaalooyinka Muqdisho, Nairobi iyo Baydhabo ayaa waxaa si aad ah looga dareemayaa dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo ka dhan ah Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Bisha 11-aad ee sanadkan ayaa waxaa lagu wadaa in degaanada Koonfur Galbeed ay ka dhacdo Doorashada Madaxweyne ee maaamulka Koonfur Galbeed, maadaama uu watqiga ka idlaaday Shariif Xasan.

Wariyaha Risaala Maxamed Cabdi Cali ayaa ku eegeya warbixin ku saabsan isbaheysiga siyaadeed ee ka dhanka ah Madaxweyne Shariif Xasan.