DHAGEYSO: Guddiga doorashada oo liiska musharaxiinta ku celiyay 3 maamul

Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa dib ugu celiyay liiska Musharaxiisnta  Aqalka Sare maamulada Puntland, Galmudug , Jubbaland , waxaana ay ka codsadeen in ay xaqiijiyaan qoondada ay  leeyihiin haweenka Soomaaliyeed.

gd_aqalka_sare-1