Site icon Radio Risaala: Somali News Online

DHAGEYSO: Guddiga doorashada oo liiska musharaxiinta ku celiyay 3 maamul

Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa dib ugu celiyay liiska Musharaxiisnta  Aqalka Sare maamulada Puntland, Galmudug , Jubbaland , waxaana ay ka codsadeen in ay xaqiijiyaan qoondada ay  leeyihiin haweenka Soomaaliyeed.

https://radiorisaala.com/wp-content/uploads/2016/10/War-Faysal-iyo-Guddiga-Doorashada.mp3?_=1

Exit mobile version