Dhageyso: Fursadaha Maalgelinta ee wax soo saarka Cuntada iyo Calafka Xoolaha

Nuur Maxamed Cusmaan oo ka tirsan Bankiga Bulshada ee Idman ayaa ka warbixiyey sida ay diyaar ugu yihiin maalgelinta wax soo saarka cuntada iyo Calafka Xoolaha ee Soomaaliya.

Halkan Hoose  ka dhegayso xogta oo dhamaystiran: