Qaar ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa ka dalbaday dowladda in ay go’aan ka qaadato Shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta.
Suldaan Ahmed Bin Suleymaan oo ah Agaasimaha Guud ee Shirkadda DP World ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aysan waxba ka khuseynin heshiiskii ay wada gaareen Somaliland iyo Sidoo kale Shirkadda DP World ee dekedda Berbera, ka dib markii dowladda Soomaaliya ay heshiiskaasi ku tilmaamtay Sharci daro.
Shacabka waxa ay sheegeen in Shirkaddaasi ay ku xadgudubtay Madaxbanaanida Soomaaliya
HOOS KA DHAGEYSO ARAAHDA SHACABKA MUQDISHO



