Dhageyso Dadka deegaanka Ceelbaraf oo ka cabanaya hanjabaad iyo weerarro Alshabaab ku hayaan

halkan ka dhageyso wareysi uu Idaacadda Risaala siiyey maxamuud Xasan Jidhaan oo ka tirsan Ciidanka deegaanka Ceelbaraf oo ka tirsan Degmada Mahadaay ee Gobalka Shabeelaha dhexe: