Sida ay idaacadda Risaala u sheegeen Madax ka tirsan maamulka Gobolka Banaadir , waxaa xilkii laga qaaday taliyaha ciidanka Nabad sugida gobolka Banaadir.
Taliyihii Nabad sugida gobolka Banaadir Cabdixakiin Fareey ayaa xilkii laga qaaday , waxaana Taliyaha cusub Nabad sugida loo magacaabay Maxamed Xasan Faarax.


