Boqortooyada Sacuudiga ayaa goordhow ku dhawaaqday inay maalinta Berri ee Sabtida -1-da Maarso 2025 ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Ramadaan 1446.
Maxkamadda Sare ee ayaa shaacisay go’aankan kadib markii la sheegay in la xaqiijiyay aragtida Bisha Soonqaad ee dalkaasi meelo ka mida laga arkay.
Waxaa sidoo kale Sacuudiga ku raacay dalalkha Khaliijka iyo qaar badan oo ka mida dunida Islaamka.
RAMADAAN KARIIM




