Qarax xoogan oo ka dhacay Muqdisho

Qarax xoogan oo laga maqlay badi degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxa uu ka dhacay meel aan sidaas kaga fogeyn madaxtooyada Saoomaaliya.

Uurada qaraxaani oo hawada qabsaday ayaa la arkaya, ilaa iyo haatana lama ogo khasaaraha ka dhashay, waxaana durbadiiba goobta uu qaraxa ka dhacay oo ah Bar koontorool oo laga gallo Tiyaatarka qaranka soo gaaray ciidamada Dowladda.

Wixii qaraxaan kasoo kordha halkaan kala soco.